(Sawirro) Xassan Shiikh oo qodobo muhiim ah kala hadlay dhigiisa Mohamed Bin Zayed

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kulan miro-dhal ah la qaatay Madaxweynaha dalka Isu-Tagga Imaaraadka Carabta Mudane Sheekh Maxamed Binu Sayid. Kulanka Labada Madaxweyne ayaa lagu lafa guray hagaajinta xiriirka iyo iskaashiga labada dal, fududeynta dhaq-dhaqaaqa ganacsiga, isu-socdka muwaadiniinta iyo bixinta dal ku galka. Madaxweyne Maxamed Bin Saayid ayaa Madaxweynaha iyo wafdigiisa … Continue reading (Sawirro) Xassan Shiikh oo qodobo muhiim ah kala hadlay dhigiisa Mohamed Bin Zayed